About Us

About Us

wax yaabaha aan qabano

WWW.goomeey.com : Xaruntenu Waxay Kutaal Mogadidho Gaar ahaan Ex-Control Balcad.
Waxaan leenahay Qeybahaan Soo socda. Xaruunta Farsamada, Software and Hardware.
Xaruunta Barashada Farsamada Gacanta,
Software and Hardware
Xaruunta iibinta Dukaanka,
Xaruunta Online ka Delivery www.goomeey.com
iSkuulka Farsamada Ee Goomeey.
waxaan bixinaa Casharo ku saabsan barashada farsamada Gacanta, Sida cilad bixinta Moblie-lada iyo Computers Ka iyo dhamaan Qalabka Korontada Ku shaqeeyo.
Qaabka Waxbarida Ardayda waa 2 nuuc:
1. Offline Class: waa Xiisad Ardaygu u soo xaadiraa oo uu imaana xaruunta schoolka.
1. Online Class: waa xiisad ardaygu Gurigiisa ku baran karo Goob walba iyo Goor walba.
2. Qeyba Online Business ka waxaad naga soo dalban kartaa Ageedka kaste oo website keena Ku jiro waxaana kuugu Keeneynaa Waqti kooban, Gobol, Degmo iyo Tuulo Free Delivery.

Fully technical engineer.

Scroll to Top